Type Here to Get Search Results !

XAFLAD DHIIRO GALIN AH OO LOO QABTAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED !

 

Waa xaflad dhiiri gelin ah oo loo qabtay dhallinyarada soomaaliyeed ee  dhamaystay waxbarashada sare iyo xirfadaha. 
Waxaa kale oo aan guddoonsiiney arday kasta shahaado, loogu muujinayo farxad iyo garab istaag dadaalkii iyo halgankii ay soo mareen iyo sida ay uga soo gudbeen caqabado badan oo ku hareeraysnaa.
Waxaan halkaan uga mahad naqaynaa waalidiintii soomaaliyeed ee ardayda dhalay ee nagu garab istaagay hirgelinta iyo qabsoomidda xafladdaan oo hiil iyo hooba nala garab taagnaa.
FIIRO GAAR AH:
Waxaan walidiinta iyo ardayda soomaaliyeed u sheegaynaa inaan sannad kasta qaban doono xafladaha dhiiri gelin ardayda ah.
Mahadsanidiin


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.