Waa xafladdii ay ardayda xarunta wax ku barata ku tartameen maadooyinka ay barteen sida: Af soomaaliga, farta carabiga´, Qur,aanka, barbaarinta, taariikhda nebiyada IWM waxaana la guddoonsiiney shahaadooyin iyo abaal marinadii ay mutaysteen, maadaama sannad dubarsiyedaxii so waxan ayashoedkiray ugu tala galnay inaan annaguna dhiiri gelino ardayda , si ay fasaxa xagaaga farxad ugu qaataan.

Post a Comment