Type Here to Get Search Results !

SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB 2022/23

Sida aan la socono waxaa berri oo isniin ah, taariikhduna ku beegan tahay 05.09.2022 dalka Austria si rasmi ah uga billaabanaya sannad dugsiyeedka cusub ee 2022/23, sidaas awgeed waxaan ardayada soomaaliyeed u rajeyneynaa inuu sannadkaan u noqdo mid guuleysta oo ay waxbarashada ka keenaan natiijo wanaagsan, dhanka kale waxaan waalidiinta soomaaliyeed ku guubineynaa inay u diyaar garoobaan oo ay si dhow ula socdaan waxbarashada carruurta, maadama ay kaalintoodu carruurta aad muhiim ugu tahay. Naadiga waxbarashada iyo dhaqanku wuxuu ku dadaali doonaa inuu waalidiinta soomaaliyeed la wadaago xogta iyo wax bixinta nidaamka waxbarashada wadanka, lana soo weysdiin karo xilli kasta wixii waxbarashada ku saabsan.
XOG LA HELAA TALO LA HELAA


 

Stichworte

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.