OGEYSIIS
Waxaa bulshada soomaaliyeed ee ku nool Vienna iyo hareeraheeda lala socodsiineyaa inuu jiro bandhig fursdaha shaqo ah oo ay soo bandjigayaan in ka badan 100 shirkadood oo shaqo bixiyeyaal ah.
Sidaas awgeed waxaan idinla socodsiineyaa inuu ka qeýb galo qof kasta oo shaqo raadinaya, si uu uga xusho shirkadda iyo booska uu jecel yahay inuu ka shaqeeyo.
Bandhigu wuxuu soconayaa laba maalmood ee kala ah sabtida iyo axadda taariikhduna tahay 24-25/09/2022, saacaddu waa 10.00 -17.00 ee ka faa,iideysi wacan.
Wixii faah faahin dheeri ah conwaanka Hose kala soco.
Mahadsanidiin

Post a Comment