DALXIISKII MAGAALADA SALZBURG SAWIRO

Maadaama uu dalxiisku kaalin weyn ka qaato wacyiga iyo dhisidda garaadka ardayda ayaan go, aansanay inaan waxbarashada xarunta ku darno safarro iyo dalxiis aan ardayga u kaxaynayno maagaalooyin iyo goobo taariikhi ah, tani waa qeybtii labaad ee dalxiiskii ardayda iyo maamulka naadiga waxbarashada iyo dhaqanka ee soomaalida Austria ee magaalada Salzburg.



 






0 Comments