BUUGAAG WAXBARASHADA CARUURTA

Waxaan bulshada soomaaliyeed ugu bishaareyneynaa inay heli karaan buugaag waxbarashada carruurta ah iyo sheekooyinkii toolmoonaa ee sooaamliyeed oo ku qoran af soomaali iyo af jarmal, si bulshada aan soomaalida aheyn loogu gudbiyo dhaqankeena iyo sheekooyinka wanaagsan.
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira xarunta dhaqanka waxbarashada soomaalida austria Wien.
Mahadsanidiin
BY AXMED TAAJIR AXMED M. CABDULLAAHI

 


0 Comments

Post a Comment

Post a Comment (0)