Type Here to Get Search Results !

BANDHIGA BUUGAAGTA EE MAGAALADA LINZ !

OGEYSIIS
Waxaa bulsho weynta soomaalyeed ee ku nool dalka Austria gaar ahaan magaalada Linz iyo hareeraheeda lala socodsiineyaa in maalinta sabtida taariikhduna tahay 22.10.2022 uu jiro bandhigga buugaagta soomaliga ee kala ah:
Maanmal, Maandeeq 1, Idil iyo warsame iyo buuggii gabar noqo ma eedbaa.
Hadaba waxaa la idinka codsaneyaa inaad ka soo qeyb gashaan xafladdaas bandhigga buugaagta oo lagu qaban doono masjidla soomaalida Linz cinwaankuna yahay unionstraße 100, 4020 Linz, Wixii faahfaahin ee Intaas dheer kala xiriir maamulka jaaliyadda soomaalida Linz.
Mahadsanidiin


 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.