Type Here to Get Search Results !

WAR GELIN ISKOOLADA AH:



 WAR GELIN ISKOOLADA AH:

Ka baaqashada iskoolada sabab ama wargelin la, aantu waxay saameyn taban ku yeelaneysaa natiijada iyo dhibcihii ardaygu heli lahaa sannad dugsiyeedka, maadaama aan la qiimeynaynin imtixaanada ( Schularbeit ) keliya, balse la qiimeeyo xaadirka ardaygu xiisadda joogo, akhlaaqdiisa, wada shaqeýnta ardayga iyo macallinka iyo Weliba ka soo shaqeýnta layliska shaqo guri ( Hausaufgaben).
Sidaas awgeed waxaan waalidiinta soomaaliyeed uga digeynaa inaysan ku kadsoomin oo haddii ardaygu aanu iskoolka tegi Karin la soo wargeliyo iskoolka inta aan xiisaddu billaabanin ( 08.00 subaxnimo ka hor ), haddii ay saddex maalmood dhaaftana waxa lagaa rabaa cadeyn qoraal ah sababta uu u maqnaa.
Mahadsanidiin
Stichworte

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.