Type Here to Get Search Results !

SIMINAAR KU SAABSAN BARASHADA AFKA JARMALKA

Waxaan bulshada soomaaliyeed ee ku nool Wien la socodsiineynaa in uu jiro siminaar ku saabsan sida ugu fudud ee qofku keligiis afka jarmalka isku bari karo, isagoo aan iskool tegin macallina la kulmin. Kulankaas oo dhici doona maalinta axadda ah ee bishu ku beegan tahay 07/17/2022. saacaduna tahay 17.00 galabnimo, iyo xarunta waxbarashada iyo dhaqanka.
Sidaa awgeed waxaan cid kasta oo daneynaysa la socodsiinayaa iney ka soo qeyb geli karaan siminaarkaas.
FIIRO GAAR AH:
Waxaasimainaarka bixinaya macallin soomaaliyeed oo afka jarmalka ah, wixii xog iyo su,aalo ahna waa la weydiin karaa, si looga haqab beelo sirta afka jarmalka lagu baran karo, maadaama uu mihiim u yahay nolosheena wadanka.
EEBBAA MAHAD LEH:


 

Stichworte

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.